Soomaali


Ku soo dhawoow Kooxda Ka Hortagga Dembiyada (Samverkan mot brott (SAMBO)) iyo Grannsamverkan – Kuwa rasmiga ah laga bilaabo 1985. Ilaalinta Xaafadda (Grannsamverkan) waxaa lala qaban-qaabiyaa booliiska xaafadda. Waa hab waxtar leh ee lagu yareeyo dembiyada maalinlaha, wuxuuna ilaa 26% hoos u dhigaa jabsiga guryaha, sida uu sheegey Guddiga Qaranka Swedishka ee Ka Hortagga Dembiga (Brottsförebyggande Rådet (Brå).

Grannsamverkan waxaa loogu talagalay in xaafadaha ka dhigo mid dembiilayaasha si ka yar u soo jiito sababtoo ah wuxuu kordhiyaa ilaalinta ay sameeyaan degganayaasha xaafadda iyo wuxuu baraa sida loo ilaaliyo gurigaaga, kaasoo ka hortago ama dhib ka dhigo in tuugada guryaha jabsadaan.

Shabaakaddaan waxaa ku qoran macluumaad ku saabsan habka loo bilaabo iyo loo maamulo Grannsamverkan iyo sida aad iskaga ilaalin karti guri-jabsiga. Alaabta lagu bilaalo waxaa bixin doono booliiska, oo ka qayb qaadan doono in xaafadda laga aasaaso kooxda Grannsamverkan.

Fiideyowgaan hoose waxuu kuu sharraxayaa Grannsamverkan iyo habka aad midkaaga u bilaabi kartid. Waxaa kaasi dheeraad u ah oo aad ka heleysaa fiideyow badan oo kuu macneynaayo habka aad gurigaaga ka dhigi kartid mid ammaan ah iyo tallaaboyinka laga hortago tuugada sida qufulada uu soo ogolaadey Brå, albaabada iyo digniin-bixiyayaasha.

Sida ay uu fikiraan tuugada guryaha jabsada

Waa maxay Grannsamverkan?

Bilow Grannsamverkan

Waxaa looga baahan yahay Grannsamverkan

Guryaha dabaqa/qiyaasta ugu yar ee loo baahan yahay

Guryaha dabaqa/wakiilka lala xiriir doono

Guryaha hal qoys ku nool/qiyaasta ugu yar ee loo baahan yahay

Tallaaboyinka ka hortagga jabsiga ee guryaha dabaqa

Ka hortagga

Daaqadaha

Albaabada leh qaybo muraayad ah

Albaabada dibedda

Furaha

Meesha la dhigo alaabta qiimo leh

Sanduuqa boostada

Makhaasiinka/Garaashka

Digniin-bixiyayaasha

Tallaaboyinka ka hortagga jabsiga ee guryaha hal qoys ku nool

Ka hortagga

Daaqadaha

Albaabada leh qaybo muraayad ah

Albaabada dibedda

Furaha

Meesha la dhigo alaabta qiimo leh

Sanduuqyada boostada

Makhaasiinka/Garaashka

Digniin-bixiyayaasha